Loading...

Hassan Abdi Ukash

Ku soodhwaw website-keega rasmiga ah Waxaan ahay musharax utaagan xilka Gudoomiyaha Ururka Ardayda Jaamacadda Somaville, halkaan waxa aad kaheli doonta macluumaad igu saabsan iyo ajindaheega doorasho

Halkaan kadagso brochure-ka

Yaan ahay?

Magacaygu Waa Xasan Cabdi Axmed kuna magac dheer (Ukash) Waxa aan ku dhashay kuna barbaray gobolka banaadir gaar ahaan degmada yaaqshiid.

Waxa aan jaamacadda ku soo biiray sanad dugsiyeedkii 20/21 haddana waxa aan ku jiraa sanad dugsiyeedkii udambeeyey

Waxa aan ahay macalin wax ka dhiga mid kamid ah dugsiyada gobolka banaadir oo ah dugsiga HOYGA XAMAR Waxa aan leeyahay xirfadda macalinnimo muddo ku dhan 5 sano Oo aan wax usoo kala dhigay wali dhigayo illaa heer dugsi sare.

Intii aan ku jiray hayaanka waxbarashada jaamcadda kuma ekaan oo keliya hayaan waxbarasho jaamacadeed, waxa aan kale oo wax kabartay walina ka bartaa qaar kamid ah goobaha waxbarasho
Waxaan Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ka heystaa Shahaado Full-Stack Development ah

AQOON

WAAYA ARAGNIMO

CADAALAD

Halkaan Kadagso Buuga Wax-Qabadka

Fariinta Musharaxa

Xubnaha Ololaha Ukash

Xubnahaan wa si kumeel gaar ah

Hassan Abdullahi
Software Development
Abdullahi Anshur
Creative Designer
Mohamed Abdullahi
Member
Maryan ali
Database

Nalawadaag Aragtidaada

Somaville University, Geed-jeceel, IT Capmus
Ukash4president@gmail.com
0619311431

Halaheysigeenu Waa

"Ma balan qaadno waxaan awoodin, balse waxaan oofinaa wixi aan balan qaadnay"

Ugu danbeyn mudane iyo marwo igu aamin codkaada oo gacantaada ku ciil bax kuna dooro qofkii dabooli lahaa baahidaada mar kale hadaan idiin kugu celiyo waxa aan ahay macalin waxaan garanyaa baahidiina iyo gocoshadiina dadkana waxaa laga xushaa qofkii dareemi lahaa baahidaada lana imaan karo wax qabad muuqdo oo loo riyaaqo